Sida
aan wada ogsoonahay noloshu waa wax kaliya ee ugu muhiimsan qofka inuu ku
dadaalo.
Sido
kale wax jira wadooyan badan oo aad ku horomarin karto naftaada iyo noloshada
taas oo kaa caawineysa inaad gaadho hadafkaaga. Halkan wax aan kugula waddagaya
qodobo kooban oo kaa caawinaya noloshada iney wanagsanato.
Wax
ka mida qodobada ka caawinaya nolosha;
Ø Kac
goor hore
Tani
wax ay kaa caawineysa inaad hesho wakhti dheerad ah sababto oo ah dadka ku
guuleystay nolosha wax ay ka faaideysteen wakhtiga hore ee aroortii iyaga oo
kaca xiliga dadku hurdaan oo ay qabsadaan wax yaabaha noloshooda muhiimka u ah.
Sidoo
kale wakhtigaasi wax aad la kulmaysaa Illahay(swt) oo ah kan wax aad dooneyso
kuu fuddeydinaya gacantiisana ay ku jiraan wax aad dooneyso.
Ø Hormari
naftaada
Wax
aad isweydiineysaa side nafteyda u horomarin karaa?
Taasi
wey fududahay walaalkayow ama walaashayey, naftaada wax aad ku horomarin kartaa
inaad barrato xirfado cusub oo aad jeceshay sida xirfadaha ugu caansan ee
onlineka looga shaqeysto sida graphic design, sidoo kale wax aad ku horomarin kartaa
naftaada inaad wax akhrido sida buugta ka hadla horamarinta nafta iyo
dhaqaalaha iyo inaad akhrido quraanka kariimka.
Keep going
ReplyDeleteMasha allh thnks pro
ReplyDeleteNice
ReplyDelete