Sifada Jaceylka bymaax-same •February 24, 2025 Sifada Jaceylka By Abwaan Mohamed Ismail (Maaxsame) Sahal looma heloo, waa sir iyo xeel dheeroo, Samid iyo dulqaad baan, lagu saaraa jaceylkee. Sinaan laguma helo, ruuxna si gooniya weeye, Su’aalo badan baa jira, lagana saari maayee. …